Ciidamada Dowladda oo dilay Xubno katirsan Al Shabaab soona bandhigay (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorsheesay oo ay ka fuliyeen deegaanka Janaay Cabdalle waxa ay ku dileen dagaalyahano katirsanaa kooxda Al Shabaab. Saraakiisha ciidanka hoggaamineysay ayaa sheegay in howlgalka intii uu socday ay dileen afar dagaalyahan katirsan Al Shabaa, waxaana raga la dilay sheegeen saraakiisha in u uku … Continue reading Ciidamada Dowladda oo dilay Xubno katirsan Al Shabaab soona bandhigay (Sawirro)